Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ka Dalbaday Inuu Tirtiro Heshiiskii Saldhiga Milateri

Hargaysa(Aftahannews)-Maxamed Xaashi Cilmi iyo Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Somaliland ayaa Si adag uga hadlay Saldhiga Milateri ee Imaaraadka laga siiyay Magaalada Berbera,waxaanay Madaxwaynaha u soo jeediyeen in uu gabi ahaanba Tir tiro Heshiiskii Saldhiga Milateri.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka