Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq

Tukaraq (Aftahannews)-Saraakiil kala duwan oo isugu jira  Ciidamada Qaranka iyo kuwa Booliska Somaliland ayaa maanta gaadhay Deeganka Tukaraq waxaanay kulamo la qaateen Dadwaynaha Deegaankaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka