Boobe Yuusuf Ducaale Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Madaxweynaha Puntlandna,Kana Hadlay Dagaalka Tukaraq

Hargaysa(Aftahannews)-Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe ayaa ka ka hadlay Xiisada ka taagan Deegaanka Tukaraq waxaana uu sidoo uu kale Eedo cuslu u soo jeediyay Maamul Goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka