Qaramada Midoobay Oo Beenisay In Soomaaliya La Wareegtay Maamulka Hawada

Hargaysa(Aftahannews)-Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay Michael Keating ayaa beeniyay in Dawlada Federaalka Soomaaliya ay la wareegtay Maamulka Hawada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka