Xisbiga Waddani Oo Qado Sharaf U Sameeyay Suldaan Bile Rafle Guuleed

Hargaysa(Aftahannews)-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani ayaa maanta munaasibad Qado sharaf ah u sameeyay Suldaan Bile Rafle Guuleed oo wakhtigii dawladii Siyaad Bare Badhasaab ka ahaa qaar kamid ah Gobolada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka