Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Dagaal dhex-maray Maamulka Puntland – Daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay Dagaal dhex-maray Ciidammada Qaranka iyo Ciidanka Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacay deegaannada Tukaraq iyo God-madoobe, kaas oo ay Somaliland sheegtay inay ka jawaabtay weerarro Gardarro ah oo kaga yimi dhinaca Puntland.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda oo dagaalkaas, Sababtiisa iyo Halkay Ciidammada Somaliland joogaan ka warbixinaya.

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.