Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sheegay In La Boobay Dhulkii Magaalada Berbera

Hargaysa(Aftahannews)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa sheegay in la boobay dhulkii danta guud ahaa ee Magaalada Berbera isla markaana uu dusha u saaray Maayaradii u kala danbeeyay Berbera,Wasiiradii Xukuumadii kala danbeeyey iyo Ganacsatada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka