Daawo: Sidii uu u Shuf-beelay Gurigii Afarta Carruur ahi ku Geeriyoodeen ee Hargeysa Ku Gubtay

Hargeysa(Aftahannews):- Qaabkii uu u gubtay Guriga ku yaallay Hargeysa ee ay ku naf-waayeen Afar Carruur ah oo walaalo ahaa habeen-hore markii dab qabsaday Gurigooda, isla markaana Hooyadood ku dhaawacantay, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho Habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.