Doon Sidda Jaad Kootarabaan ah oo lagu Qabtay Xeebaha Bullaxaar ee Somaliland – Daawo

Bulla-xaar(Aftahannews):- Doon sidday Jaad la sheegay inuu Kootarabbaan yahay ama aanu sife sharci ah dalka ku soo gelin, ayaa lagu qabtay Xeebta degmada Bullaxaar oo ka tirsan gobolka Saaxil ee Somaliland, taas oo Qaadka ka keentay waddanka Yemen, sida la sheegay.

Waxaannu Warka Doontaas Qaadka ka soo qaadday Yemen ee Bullaxaar lagu qabtay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.