Daawo Musharrax Cirro oo Qado-Sharaf Ku Maamuusay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Qado-sharaf u sameeyey Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Qado-sharaftaas uu Musharrax Cirro Suldaanka guud ku maamuusay iyo qaabkii ay u dhacday iyo hadallada laga yidhiba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.