“Dhibatooyinka Jira waxa lagaga bixi karaa Xisbiga Waddani oo la soo saaro..” Siyaasi Ismaaciil Buubaa

ISMAACIIL MAXAMUUD HURRE BUUBAA

Hargeysa(Aftahannews):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa sheegay in dhibaatooyin badan oo dhinacyo badan nolosha Dadka iyo Dalkaba ka saamaynayaa wakhtigan jiraan, isla markaana waxa qudha ee dhibaatooyinkaa lagaga bixi karaa uu yahay in Xisbiga Waddani la taageero oo la soo saaro doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 13-ka bisha 11-aad 2017-ka u muddaysan.

ISMAACIIL MAXAMUUD HURRE BUUBAA

Waxaannu Siyaasiga Ismaaciil Buubaa oo tan iyo sannadkii hore ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Hadalkiisan iyo Daliillada uu adeegsaday idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawaho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.