“Somaliland iyo Soomaaliya waxa Dan u ah in Wax lagu Heshiiyo.. Aniga Dhinac Walba waa layga Eedeeyaa..” Xildhibaan Foosiya Yuusuf X. Aadan

Muqdisho(Aftahannews):- Raysal-wasaare Ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya ahaydna Wasiirkii arrimaha dibedda Federaalka Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa lagu waraystay Barnaamijka Hal-adayg ee ka Baxa Horn Cable TV oo uu Daaddihiye Weriye Maxamed Kurraase, ayaa ka warrantay arrimo kala duwan oo muhiim ah.

Waxaannu Waraysiga lala yeeshay Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo wakhtigan ka tirsan Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, arrimaha kala duwan ee kuwo dhaqaale, Siyaasadeed, Nabadeed, Khayraad iyo Mustaqbalka Somaliland iyo Soomaaliya u dhexeeyey ee hakadka ku jiray muddada, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.