“Waxaan Rumeysanahay in Guusha doorashadu Racayso Xisbiga Waddani..” Daawo Musharrax Cirro

Burco(Aftahannews):- Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay inuu rumaysan yahay in guusha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee u muddaysan in la qabto 13-ka bisha 11-aad sannadkan 2017-ka, ay raaci doonto Xisbiga uu ka sharraxan yahay ee Waddani.

Waxaannu Musharrax Cabdiraxmaan-Cirro oo arrintaas iyo qodobbo kale-ba, ka hadlaya, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.