Daawo: Wada Hadaladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Caynaba

Caynaba,(Aftahannews)-Wada hadaladii Somaliland iyo kooxda Khaatumo u socday ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka