Somaliland oo Markii u horreysay la Keenay Qalab Tayada Dawooyinka lagu Baadhayo – Gudaha ka Daawo

QALAB TAYADA DAWOOYINKA LAGU BAADHAYO OO MARKII U HORREYSAY SOMALILAND LAGU SOO BANDHIGAY 06 SEPTEMPER 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Dalka Somaliland, ayaa markii ugu horreysay la keenay Mishiin la sheegay inuu yahay mid casri ah oo loogu talo-galay in lagu baadho Tayada Dawada waddamada dibedda laga soo dhoofiyo ee Somaliland laga isticmaalo, taas oo aan hore Qalab Tayadeeda baadha oo shaqeeya loo haynin, lana baadhi jirin-ba.

QALAB TAYADA DAWOOYINKA LAGU BAADHAYO OO MARKII U HORREYSAY SOMALILAND LAGU SOO BANDHIGAY 06 SEPTEMPER 2017

 

Warka iyo Warbixinta Mishiinkan, qaabka uu u shaqayn doono iyo sida loo hawlgelin dooon oo la sharraxayo, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.