Guddiga doorashooyinku Muxuu ka yidhi Qaybinta Kaadhka Codaynta ee Gobollada Sool & Sanaag

Hargeysa(Aftahannews):- Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay diyaar-garawga qaadashada Kaadhadhka codaynta ee labadii gobol ee u dambeeyey lixda gobol ee dalka, kuwaas oo kala ah Sool iyo Sanaag oo ay 12-ka bishan aynu ku jirno ka bilaabmi doonto qaybinta Kaadhadhka Cod-bixintu, waxaany Baaq u direen Bulshada ku dhaqan labadaas gobol.

Waxaannu Baaqa Xubnaha Guddiga doorashooyinka Somaliland ee ku waajahan qaybinta Kaadhadhka Cod-bixinta ee gobollada Sool iyo Sanaag idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.