Xukuumadda Somaliland oo Farriin adag u dirtay Diyaarado ay Sheegtay inay Sharci-darro ku Fadhiistaan Garoomadeeda

Hargeysa(Aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa farriin diginin ah u dirtey Diyaarado ay sheegtay inay Sifo sharci-darro ah uga soo daga Garoomada magaalooyinka qaar, una isticmaala hawda Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo Warbaahinta qaar kula hadlay Hargeysa, ayaa faahfaahiyey Diyaaradahaas iyo Digniinta ay u dirayaan-ba, waxaanannu hadalkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.