Saylici, Shir-guddoonka Guurtida, Wakiillada, Wasiirro, Taliyeyaasha Ciidanka & Shacbiga Hargeysa oo wada Ciiday

SALAADDA CIIDAL-FIDRIGA OO SAYLICI IYO MUUSE IYO MASUULIYIIN KALE SHACABKA HARGEYSA LA TUKADEEN 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweyne Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Salaadda Ciidda Kumannaan Qof kula tukaday Hargeysa, waxaanay Saylici, Guddoomiyaha Guurtida, Guddoomiyaha Kulmiye, Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada, Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida, Wasiirro iyo Masuuliyiin kale oo Hargeysa Shacabka kula tukaday, ayaa iyaguna Hambalyo iyo Bogaadin u diray Bulshada Somaliland iyo Shucuubta Islaamka guud ahaan.

SALAADDA CIIDAL-FIDRIGA OO SAYLICI IYO MUUSE IYO MASUULIYIIN KALE SHACABKA HARGEYSA LA TUKADEEN 2017
SALAADDA CIIDAL-FIDRIGA OO SAYLICI IYO MUUSE IYO MASUULIYIIN KALE SHACABKA HARGEYSA LA TUKADEEN 2017

Waxaannu Qaabkii Hargeysa looga Ciiday iyo Masuuliyiinta kala duwan ee Hambalyooyinka Ciidal-fidriga iyo Ducooyinka ay Shacabka u direen Warbixinta Warkooda iyo Hadalladooda-ba, aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.