Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii u horreysay kashifay Fadeexad dul-hoganaysa isaga laftiisa iyo Madaxweynihii Shacabku doortay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu si rasmi ah u shaaciyey in uu isagu isticmaalo Awooddii Madaxweynaha loo igmaday ee Dastuuriga ahayd.
Haddaba, Muuqaalkan Hoose Kaga Bogo Warbixinta iyo Xogta jirta ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland kashifay:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.