Dalka Yamen waxa uu ka mid yahay meelaha ugu badan Ee Gabdhaha Soomaaliyeed Dhibaatadu Ka Soo Gaadho

Sanca(Aftahan News)Tahriibayaal u badan gabdho soomaali ah  aay dhibaatooyin badan waxay kal kulmaan marka aay aadayaan tahriibka dhanka bada.

Dalka Yamen waxa uu ka mid yahay meelaha ugu badan oo gabdhaha soomaaliyeed dhibaatadu ka soo gaadho marka aay tahriibayaan.

Daawo Aftahan Tv

Aftahan News

Hargaisa/Office