Daawasho Wacan: Kulanka Gobollad Awdal Iyo Saaxil

Hargeysa, (Aftahannews)-Xulalka Kubadda Cagta ee gobollada Awdal iyo Saaxil, ayaa ciyaar adagi galabta ku dhex-maraysaa Garoonka Kubbadda Cagta Hargeysa Stadium ee Magaalada Hargeysa, waxaanannu Ciyaartaasi siday u dhacayso iyo guulaha labada dhinac ku kala hantiyeen idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose oo aad si toos ah uga daawan kartaan ee Daawasho wacan.