Daawo Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo booqanaysa Goobo Waxbarasho

Boorama(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa maalmihii u dambeeyey Kormeer ku maraysay goobaha Waxbarasho ee Gobollada Galbeedka Somaliland ee Awdal iyo Selal, kormeerkaas oo ay ugu kuur-galaysay heerka Waxbarashada Gobolladaas.

Wasiirka ayaa maanta booqatay goobo hor leh oo aanay hore u booqan. Guji halkan hoose oo daawo Muuqaalka Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo booqashadeedaa ku guda-jirta.

Aftahannews.com

Boorama/Somaliland.