Daawo Sawirrada Bilicda leh ee Sagootintii Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaarka Hargeysa

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirrada Bilicda leh ee laga qaaday ambabaxa, sagootinta iyo diyaar-garawgii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Axaddii maanta u baxay Safar ay ku tageen magaalada Addis Ababa ee Caasimadda waddanka Itoobiya, iyagoo ka dhoofay garoonka diyaaradaha Cigaal ee Caasimadda Hargeysa.

SAFARKA ITOOBIYA EE SIILAANYO (10)

Haddaba, Halkan hoose ee AFTAHANNEWS PICTURES waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Sawirrada laga qaaday intii aanay Weftiga Madaxweynuhu ka dhoofin Madaarka Hargeysa, sidii loo sii sagootiyey iyo illaa markii  uu diyaaradda fuulay Madaxweynuhu Sawirradii laga qaaday, ee Daawasho wacan oo wanaagsan, adiga oo Sawir kasta oo aad rabto badhtankiisa kilig-garaynaya si aad u daawan karto ama ula degi karto Sawirkaad doonayso oo dhammaystiran ama ballaadhan, daawasho habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.