Lammaane Soo Bandhigay Qiso cajiib ah oo ay ku dhiirrigelinayaan Furfurnaanta Jacaylka Soomaalida

London(Aftahannews):- Lammaane Soomaaliyeed oo ku nool waddanka Qurbaha, ayaa markii ugu horreysay si wayn u soo bandhigay qiso cajiib ah oo ay Soomaalida ku dhiirrigelinayaan furfurnaanta Jacaylka ka dhexeeya Qoyska ee ay badi ka xishoodaan inay muujiyaan Soomaalidu.

Qisadan oo aanan ka faalloonaynin, balse aad idinku ka bogan doontaan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa halkan hoose Muuqaalka Waraysi lala yeeshay Lammaanahan Soomaaliyeed iyo Qisada cajiibka ah ee ay soo bandhigeen oo ay ka warramayaan muuqaalka waxay sameeyeenna ku ladhan yahay ee Daawasho Wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.