“Somaliland Madaxtooyo Awood leh ayaa ka jirta ee Madaxweyne Awood lihi kama jiro” Xamarje

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyihii hore ee gobollada Maroodi-jeex iyo Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje), ayaa si adag ula hadlay Xukuumadda Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay in Somaliland Madaxtooyo awood lihi ka jirto, balse Madaxweyne awood lihi aanu ka jirin.

XAMARJE

Waxa uu sidaa ku sheegay Xamarje hadal uu Khamiistii shalay ka jeediyey Xaflad Xisbiga WADDANI oo uu toddobaadkii hore ku biiray u qabtay taageerayaal cusub oo iyaguna ku soo biiray, waxaanannu Badhasaabkii hore oo arrimahaas iyo kuwo kaleba ka hadlaya idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.