Fannaanadda Sahra Axmed Jaamac oo ka warrantay Waayihii Fankeeda iyo Wadciga Maanta

Hargeysa(Aftahannews):- Waraysi xiiso badan oo Fannaanadda caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac uu la yeeshay Weriye Cumar-Seerbiya, ayaannu qaybtii koowaad ee Waraysigaas uu Hargeyska ku qaaday Weriyuhu waxaannu idiinku soo gudbinaynaa halkan hoose ee Aftahannews.com.

FANNAANADDA SAHRA AXMED JAAMAC

Waraysigan oo koobaya Taariikhda Nolololeed iyo Faneed ee Fannaanadda Sahra Axmed Jaamac qaybta koowaad kaga bogo halkan hoose.

Warbaahinta Aftahannews kala soco qaybaha kale ee Waraysigan oo aad u xiiso badan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.