Somaliland oo Ruqsadii kala Noqotay Shirkada Integrated Shipping Services

Hargeysa, (Aftahannews)- Wasaarada ganacsiga Somaliland, ayaa ruqsadi kala noqotay shirkada Integrated Shipping Services, oo ah shirkad ka shaqaysa koontiinarada iyo maraakiibta.

Shirkada ayaa lagu eedeeyay in ay amar la’aan dekeda Berbera galisay madaxa shirkada Ethiopian Shipping and Logistics Services Interprise.

Shirkada Integrated Shipping Services, ayaa dhawaan dekeda Berbera keentay markabka Gabe oo Itoobiya laga leeyahay oo ay wakiil ka ahayd.

Hoos ka akhriso wareegtada