Madaxweyne Cagjar oo si diirran loogu Soo dhaweeyey Deegaannada Gobolka Liibaan

Filed under: Wararka |

Liibaan(aftahannews):- Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Dalka Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahanba kormeer ku marayey gobollo dowlad-deegaanka ka tirsan, ayaa Isniintii maanta si diirran loogu soo dhaweeyey deegaanno hoostaga gobolka Liibaan.

Warka soo dhawaynta Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo Waftigiisa, siday Shacabku u qaabbileen iyo Hadallada ay Masuuliyiintu Bulshada u jeediyeen, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login