Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabtay War-saxaafadeed ay soo saareen QM iyo Beesha Caalamka

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay war-saxaafadeed ay wadjir u soo saareen Xafiiska Qarammada Midoobay iyo daneeyeyaasha caalamka ee Soomaaliya.

Xukuumadda Somaliland waxa ay caddaysay in aanay qeyb ka ahayn doorashooyinka Soomaaliya, hase yeeshee ay tahay dal dimuqraadiyada iyo doorashooyinka ka tisqaadeen oo goobjoogeyaashii ka socday beesha caalamku qireen.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo  baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, war-saxaafadeedkaasi ayaa waxa uu u qornaa sidan:-

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login