Hargeysa(Aftahannews)Gudidda Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Tartan Geliyey Shirkadaha Gaadiidka ee Qaadi Doona Nuqulada Imtixaanka. Halkan Hoose Ka Daawo:-
Hargeysa (aftahannews)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Marayso deegaanka Ceelka Dhabar-dalool oo ka tirsan degmada Xuddun ee gobolka Sool. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu Maamulka Gobolka Iyo Hay’adaha Amniga amray Inay Tallaabo Adag Ka Qaadaan Cidkasta Oo Nabadda Doc-Wareemaysa, sida lagu […]
Continue reading …Hargeysa(aftahannews)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Baaq nabadeed u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanka Ceelka Dhabar-dalool oo ka tirsan Degmada Xudun ee Woqooyi-Bari ee gobolka Sool. Dagaalka labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex-maraya Ceelka Dhabar-dalool, waxaa Khamiistii shalay ku dhintay 10 Ruux, halka ay […]
Continue reading …Hargeysa (Aftahannews) – Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay Xadhigga iyo Xaaladda Caafimaad ee Jaamac Maxamuud Aadan (Doolaal) oo ahaa Sarkaal ka tirsan Milletariga Somaliland, kaasi oo Maanta Maxkamadda Ciidammada Qalabka sidaa ku ridday Xukun laba sanadood ah, iyadoo lagu eedeeyay inuu xidhiidh la sameeyay dad ku sugan […]
Continue reading …Hargeysa (aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle ku hambalyeeyey guusha uu ka gaadhay Doorashada madaxtinimada oo Jimcihii shalay ka qabsoomtay dalkaas. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay inuu hoggaamiyo dalkaas, ayaa guulaystay 98 boqolkiiba codadka shacabka Jabuuti, sida lagu sheegay […]
Continue reading …The association of Protection and Development for the people with Disabilities has condemned the Somaliland National Election Committee for not allowing the disabled people to have opportunities of taking part the upcoming election in Somaliland. DPA has today released a statement about how the NEC failed to include disabled members to the election process and […]
Continue reading …Djibouti(aftahannews):- Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa markii shanaad loo doortay Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Djibouti, ka dib markii uu guul ka gaadhay doorashadii maalintii Jimcaha ka dhacday dalkaas. Wasiirka arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Jabuuti Muumim Axmed Sheekh, ayaa xalay saqdii dhexe shaaciyay natiijada hordhaca ah ee doorashada oo uu sheegay in Ismaaciil uu helay in ka badan 98% […]
Continue reading …Hargeysa(aftahannews):- Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wax-ka- beddel iyo Kaabis lagu sameeyey Xeerka Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka oo maalmihii u dambeeyey ay ka doodayeen Mudaneyaasha Golahaasi. Fadhiga maanta oo uu shir-guddoominayey guddoomiye Baashe Maxamed Faarax, waxa ay Mudaneyaasha Golaha Wakiillada qodob-qodob u ansixiyeen Wax ka beddelka iyo kaabista Xeerka furista […]
Continue reading …Washington(aftahannews):- Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa saxeexay Wareegto dhigaysa in muddo sannad ah dowladda Maraykanku ku kordhisey cunaqabateynta Dhaqaale ee ay hore u saartay dalka Soomaaliya. Cunaqabateynta ayaa soo soctay tan iyo laga soo bilaabo tan iyo markii uu dalkaasi madaxweynaha ka noqday Barack Obama, waxaana lagu waramayaa in madaxweyne Biden uu saxiixay warqadda kordhinta […]
Continue reading …Hargeysa(aftahannews):- Musharrax Maxamed-Amiin Cabdi Cilmi Dixood oo Mid ah Musharrixiinta u taagan Golaha Wakiillada, isla markaana Xisbiga Waddani uga Sharraxan gobolka Maroodi-jeex, ayaa Deeq Raashin kala duwan ah iyo Booyado Biyo ah gaadhsiiyey Kun Qoys oo ku kala nool deegaannada Habaas-wayn, Jabaaqe, Widhwidh iyo Warta Maxamed-Fanax oo ka tirsan gobolka Hawd. Musharraxa waxa hawlgalkan Deeqda […]
Continue reading …