Galmudug (Aftahannews)- Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug.
Tirada Xildhibaanada ay liiskooda soo saareen Gudiga Doorashada ayaa gaadheysa 83 Xildhibaan waxaana ka maqan Lix Xildhibaan kuwaasi oo Gudigu ay sheegen in ay sida ugu Dhakhsiyaha badan u soo dhameystiri doonaan.
HALKAN HOOSE KA AKHRISO LIISKA XILDHIBAANADA
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.