Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Boorama xabsiga loo taxaabay

Breaking_news-5

Boorama (Aftahannews)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabtay Sadex Xildhibaan oo ka tirsan golaha Deegaanka magaalada Boorama oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen Jabhad lagaga dhawaaqay bariga gobolka Awdal.

Xilldhibaanadan ay Xukuumadu xabsiga u taxaabtay ayaa lagu kala magacaabaa Xildhibaan Maxamed Muxumed Dheerayste oo hore Maayir ku xigeen uga soo noqday magaalada Boorama, Xildhibaan Mustafe Xayte iyo Xildhibaan Indho Sheel.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.