Hargeysa(aftahannews):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa ka hadlay Markabkii xoolaha ka qaaday Dekedda Berbera ee lagu xannibay dekedda Jiddah ee dalka Sucuudiga, iyadoo sababta Xukuumadda Somaliland ku eedaysay dowladda federaalka Soomaaliya oo uu sidoo kale UCID-na ku eedeeyey isla Soomaaliya.
Warka Xisbiga UCID kaga hadlay Markabkaas iyo xaaladihii u dambeeyey ee xasaradaha Soomaaliya iyo Somaliland, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.