Daawo: Duqa Caasimadda oo dhagax dhigay Waddo Laamay ah oo laga hirgelinayo Hargeysa

Hargeysa(Aftahannews):- Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta dhagax dhigay waddo cusub oo laamay ah oo laga hirgalinaayo Xaafadda Daammi oo ka tirsan Degmada Gacan Libaax ee magaalada Hargeysa, taasoo ay Golaha Deegaanka Hargeysa go’aamiyeen dhismeheeda fadhiggoodii shanaad ee ay yeeshaan.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Maayerka iyo Masuuliyiin kale oo dhagax-dhigaya Waddadaad iyo Hadalka uu Duqa Caasimaddu ka jeediyey.

Cabdifataax I. Mursal

mrmursal@gmail.com

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.