Daawo Warbixin xiiso badan oo ay Weriyeyaasha Cawke iyo Hereri diyaariyeen

Sydney(Aftahannews):- Halkan ka daawo Warbixin xiiso badan oo ay magaalada Sydney ee Caasimadda dalka Austaralia ay ka diyaariyeen Weriyeyaasha Caanka ah ee Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaam Ibraahin Hereri oo dhawaan booqasho shaqo ku tegay waddankaas.  warbixintaas oo aad u xiiso iyo qosol badan halkan hoose ee Aftahannews and TV ka daawada muuqaalka Barnaamijkaas.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.