Hargeysa (aftahannews):- Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay hoos u dhaca qiimaha sarrifka doollar, sicirbararka muceeshadda iyo doorka xukuumadda iyo ganacsatada looga baahanyey.
Barkhad Jaamac Batuun afhayeenka Waddani, ayaa Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu muranka dadka ay dhulka isku haystaan oo uu si heer qaran ah u hoggaamiyo dalka.
Qodobbadaas iyo kuwo kale Afhayeen Barkhad oo ka hadlaya, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.