“Laba oo kaliya doorasho ma gali karaan ..” Xildhibaan Siciid Cartan

Hargeysa (Aftahannews)- Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa cadeeyey in Laba xisbi oo qudha aanay galin karin doorashoyinka soo socda, islamarkaana aanay suurto gal aheyn in uu doorashadaas ka maqnaado Xisbiga Waddani oo helay doorashadii ugu danbeysay codad ka badan 40 %.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka