Golaha Guurtidu Maxay kala hadleen Madaxda Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ee Mawqifka Waddani ka Midoobay?

Hargeysa(Aftahannews):- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada Kulmiye iyo UCID, ayaa ka warbixiyey kulammo ay xarunta Baarlamaanka Somaliland kula yeesheen Guddi ka tirsan golaha Guurtida oo golahaasi u saaray maalmo ka hor ka soo talo-bixinta muddo-kordhinta Madaxweynuhu dalbaday in loo sameeyo golaha Wakiillada markii shanaad iyo mawqifka kala dirista komishanka doorashada ee Xisbiga Waddani dalbaday, UCID iyo Kulmiye-na ka soo horjeesteen.

Xubnaha u hadlay labada Xisbi ee sharraxa ka bixiyey waxay Guddiga Guurtida ka wadahadleen UCID iyo Kulmiye ahaan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.