Maayerka Gabiley oo iska fogeeyay eedaymo musuq-maasuq oo loo jeediyay

Gabiley (Aftahannews)- Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar ayaa markii ugu horaysay ka jawaabay eedaymo la xidhiidha musuq-maasuq oo ay u soo jeediyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley.

 

Halkan hoose ka daao muuqaalka