Bannaan-bax ka dhan ah Shaqaalaha Ajaanibka ah ee Dibedda looga keeno Somaliland oo Berbera ka dhacay

Berbera(Aftahannews)- Shaqalaha muruq-maalka ah ee magaalada Berbera ee ka xoogsan jiray Garoonka Diyaaradaha ee magaaladaasi oo hadda laga dhigayo Saldhig Millateri oo lagu wareejiyey Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa cabasho xoog ka muujiyay Shaqaale Ajaanib ah oo ay shegeen inay kala wareegay Shaqadii ay qaban jireen iyo mid ay filayeen-ba.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.