Xog-culus: sun lagu aasay gudaha dekeda Berbera iyo Xildhibaan kashifey

Hargeysa (Aftahannews)- Xildhibaan Siciid Warsame oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in dekeda magaalada Berbera lagu aasay sun, Isagoona xusay masuul goob jog ka ahaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka