Guddoomiyaha Guurtida oo Sheegay in Xildhibannada Fadhiyada ka Baaqda Gunnada laga Jarayo

GUDDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND SALEEBAAN MAXAMUUD AADAN
GUDDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND SALEEBAAN MAXAMUUD AADAN

Hargeysa(Aftahannews)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Sheegay in Mudanayaasha maalmihii toddobaadkan fadhiyadii Golahaas ka maqnaa laga jari doono Gunnada ay qaataan.

GUDDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND SALEEBAAN MAXAMUUD AADAN
GUDDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND SALEEBAAN MAXAMUUD AADAN

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Guddoomiye Saleebaan oo fadhigii Isniinta Maanta ee Golahaas shir-guddoominayey, ayaa sheegay inaan loo dul-qaadan doonin Xildhibaannada googgoyska ah ee Fasax la’aanta kaga maqnaada Fadhiyada, gaar ahaan Fadhiyadii shalay iyo Maanta oo baaqday, ka dib markii Kooramku buuxsaii waayey labadaas Cisho oo ay sii socon lahayd doodda xaaladda guud ee Golahaasi maalmahan waday.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahanicn@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.