Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland oo xadhiga ka jaray xarunta Hay”adda barakacayaasha

Hargeysa (Aftahannews)-  Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay Hay’adda qaxoontiga iyo barakacaayasha qaranka Somaliland oo ay maal-gelisay xukuumaddu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Saylici5 Saylici4 Saylici1 Saylici2 Saylici3 Saylici7 Saylici6