“Xisbiyada mucaaradku waa in ay doorashada sidaa ku galaan”.Siyaasi Cabdilaahi Jawaan By Hamse - November 7, 2018 Hargeysa (Aftahannews)- Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa ka hadley shir ay ku baaqeen xisbiyada mucaaridka Somaliland oo ay sheegeen inay kaga arin sanayaan arrimaha doorashooyinka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka