DEG DEG Madaxweyne Muuse Biixi oo Hargeysa Dib Ugu Soo Laabtay

Hargeysa (Aftahannews)- Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminayay oo safar ku joogay magaalada Gabiley ayaa waxa ay maanta dib ugu soo laabteen Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka