Ciidamada Booliska Somaliland oo gacanta Ku dhigay daroogadii ugu badnayd

Hargeysa (Aftahannews)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen daroogada nooca loo yaqaano isbiirtada oo ka kooban 85-Litir iyo Lacagtii lagu iibinayay daroogadaasi oo iskugu jirta Dollar, Shilin Somaliland iyo Bir.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka