“Kornayl Caarre Jabhad Cusub ayuu abaabulayaa, Waxaanu Joogaa Puntland”..Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxa uu ka hadlay sarkaal ka goostay Ciidamada Qaranka oo lagu magacaabo Caare oo jabhad ka abaabulayay gobolka Sanaag iyo halka uu ku sugan yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka