DEG DEG Somaliland oo hada Ka hadashey Is-casiladii Madaxweynihii DDSI iyo aragtida Madaxweynaha Cusub

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka Wasaarada arimaha dibada Somalilad dr. Sacad Cali Shire oo maanta xafiiskiisa warbaahinta kula Hadlayay, ayaa waxaa uu ka Hadley iscasiladii uu shalay ku dhawaaqay madaxweynihii dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar iyo aragtida ay Xukuumad ahaan ka qabto Madaxweynaha Cusub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka