“Naasir Cali Shire Waxa uu Ka Tagay Walaalkii oo Ku Kacay Musuq-Maasuqii ugu balaadhnaa”..Xildhibaan Xoog

Hargeysa (Aftahannews)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu eedaymo ka dufaacay masuuliyiin ka tirsanaa Xukuumadii Siilaanyo uu gudoomiyaha gudada ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiiladu uu ku eedeeyay inay ku kaceen Musuq-maasuq.

Dhanka kale Xildhibaan Xoog ayaa waxa uu Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka e golaha Wakiilada Xildhibaan Naasir Cali Shire uu ku eedeeyay in aanu soo bandhigin Musuq-maasuqii uu ku kacay walaalkii Sacad Cali Shire oo uu masuuliyiin kale iska eedeeyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka