War Deg Deg Ah: Mudaharaado Rabshado Wata oo Hada Ka Socda Magaalada Jigjiga

Jig Jiga (Aftahannews)- Xaalada magaalada Jigjiga ayaa la soo sheegaya inay hada kacsantahay, kaddib markii ay milatariga Federaalka Itoobiya gudaha u galeen.

Dad badan oo mudaharaadaya ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi waxaana lasoo sheegayaa inay halkaasi ka socoto bililiqo iyo kiniisado la gubay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka